Doorashada kursi ka mid ah Golaha shacabka oo xalay ka dhacday Jowhar (Sawirro)

Doorashada Kursiga tirsigiisu yahay Hop024 ayaa saqdii dhexe lagu qabtay magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle. Waxaa ku tartamay Murashixiinta kala ah ; Maxamed Axmed Maxamed Beereey Yuusuf Maxamed Cabdi ( Xaaji Dool) Bashiir Macalin Cali Xasan Abdulkadir Arabow Ibrahim. Sida uu sheegay Guddiga doorashada Hirshabelle Murashax Maxamed Axmed Maxamed (Beereey) ayaa ku guulaystay kursigan ka … Continue reading Doorashada kursi ka mid ah Golaha shacabka oo xalay ka dhacday Jowhar (Sawirro)